Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition

Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition
Custom Exhibition


Maalinta u horraysa mar walba waa maalinta ugu adag, isbeddello badan iyo dareenno badan ayaa jira.Waan soo dhoweeyaa, waxaanan u fidiyaa koob biyo ah.Inta ay biyaha cabbayso, waxay eegaysaa hareeraha qolka iyadoo ka baqaysa inay neef xataa si xor ah u qaadato.Waxay is weydiinaysaa sababta ay u gashay xaalad ku khasabtay inay hoygan (shelter) aad u baahato.Maskaxdeeda iyo nafteeduba waxay u muuqdaan kuwo ku jiro ceeryaamo madow.Laakiin waxay dareemaysaa raaxo yar iyadoo og in Nisa Homes uu u noqon doono gabbaad ammaan ah.Kaliya ma rumaysan karto in noloshu halkaas dhigtay.
Maalinta u horraysa mar walba waa maalinta ugu adag, isbeddello badan iyo dareenno badan ayaa jira.Badhtamaha maalintii, inta ay deggentu qabsanayso qolkeeda, inta kale ee xarunta deggan ayaa u imanaya inay soo dhoweeyaan xubinta cusub.Indhaha ayaa ilmeeya, aamusnaan baana meesha qabsata.Si aamusnaanta loo jebiyo, qof ayaa leh “tani way gudbi doontaa, waxay u baahan tahay uun wakhti.”Waxaad arki kartaa ilmadii oo isu beddelaysa dhoolacaddayn.
Maalinta u horraysa mar walba waa maalinta ugu adag, isbeddello badan iyo dareenno badan ayaa jira.Albaabka xafiiska ayaa la garaacayaa.Macaamiishii ayaa codsanaysa inay soo gasho iyadoo neef culusi ka soo baxayso.Waxay indhaha ku dhuuqaysaa faahfaahinta qolka dhexdiisa ah.In yar ayay aamustaa, waxayna leedahay, “waad ku mahadsan tihiin inaad i soo dhoweyseen.”Culeyskii qalbigeeda saarnaana si tartiib ah ayuu u baxayaa.
Maalinta u horraysa mar walba waa maalinta ugu adag, isbeddello badan iyo dareenno badan ayaa jira.Mar walba waan ogahay in su'aasha xigta ay cidlo u horseedi doonto qalbigeeda.“Waan baxayaa hadda; ma jiraa wax kale oo aad u baahan tahay?”Ilmo ayaa qarka u soo istaagta ka hor intaanan dhihin, “Laakiin berrito ayaan is arkaynaa.”Nafisku yara wuu soo degaa laakiin welwelku marnaba ma baxo.Waxaana baxaayaa anigoo og in macaamiisha kale ay is daryeeli doonaan.
Maalinta u horraysa mar walba waa maalinta ugu adag, isbeddello badan iyo dareenno badan ayaa jira.Ma jiro qof leh waa wax fudud, qofna ma oran inay heerkan u adkaan doonto.Laakiin sida maahmaahdu tiraahdo, wakhtiga ayaa bogsiya nabarka.Muddo 3 bilood gudahood ahna, maalintii u horraysay oo dhan waa la iloobi doonaa.iyadoo macaamiishii ay dareemayso maalmo qorrax leh, xataa maalmaha qaboobaha ee adag.
Mariam MahdiHawl-wadeen Bulsho (Caseworker), Nisa Homes